TILL ALLA BIDRAGSGIVARE!

Som Ni er allihopa känner till, vi befinner oss fortfarande mitt i pandemi kulmen.

För att undvika den höga smittorisken i år kommer vi inte har planerade möte, alltså orphancares årliga traditionen med anledning av pågående covid-19-kris så länge max 4 personer föreskrifter råder.

Om Allaah vill (Inshaa'Allaah) åter samlar vi den dagen myndigheterna tillåter stora sammankomster.

KU SOCOTA DEEQ BIXIYEYAASHA

Sida aad dhamaantiinba la wada socotaan, waxaynu bartamaha kaga jirnaa halista caabuqa covid-19.

Taxadar ahaan ayey bahda orphancare sanadkan u baajisay kulankii sanadlaha ee soo jireenka u ahaa, in alla inta uu taagan yahay qodobka kulamada ee ugu badnaan 4 qof inay markiiba kulmi karaan, si aynu u yareyno halista isqaadsiinta/ faafinta caabuqa covid-19.

Haddii Allaha awooda leh ogolaado waxaynu dib u kulmi doonaa marka ay hay'adaha dowliga ahi qaadaan xayiraadaha kulamada noocan oo kale ah.

Med vänliga hälsningar
Salaan diiran oo idin kaga timid

MAAMULKA ORPHANCARE

No Comments Yet.

Leave a comment

Translate »