Category Archives: Videos

Ka farxinta ilmaha Agoonta 2024

Munaasabad loogu tala galay ka farxinta ilmaha agoonta maalinta ciida ee nagu soo beegan oo aay Orphancare u qabatay maanta oo ku beegneed 07-april-2024 ayaa 153 arday lagu gudoonsiiyay min 50$ waxaana uga mahadcelineena Allahii inoo suurtagaliyay iyo bahda Orphan Care ku xiran ee ahlu kheyrka ah.
Läs mer

Walaal nala caawi agoomaha

Shirka Muqdisho 2018

Translate »